Abiy Axmed oo si adag uga hadlay Masaajidii lagu gubay Gobolka Amxaarada

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki lagu gubay sadex masjid ay leeyihiin Muslimiinta oo kuyaalay magaalada Motta ee ismaamulka Amxaarada Itoobiya. Abiy Axmed ayaa sheegay in kooxo xagjir ah oo kasoo horjeeda wada noolaanshaha diimeed in ay ka dambeeyeen falkii lagu gubay masaajida, waxa uuna sheegay in dadkaasi doonayaan … Continue reading Abiy Axmed oo si adag uga hadlay Masaajidii lagu gubay Gobolka Amxaarada